banner adbanner ad

Latest News

Diyaaradda EgyptAir oo si deg deg ah looga dejiyay Uzbekistan kadib markii looga shakiyay in bom uu saaran yahay

Diyaaradda EgyptAir oo si deg deg ah looga dejiyay Uzbekistan kadib markii looga shakiyay in bom uu saaran yahay

| June 8, 2016 | 0 Comments

    Diyaarad rakaab oo ay leedahay EgyptAir ayaa si degdeg ah u fariistay dalka Uzbekistan iyadoo ku sii jeeday magaalada Beijing ee dalka Shiinaha. Dhammaan rakaabkii saarnaa diyaaradaasi oo gaaraya 118 iyo shaqaale dhan 17 ayaa si degdeg ah looga dejiyay diyaaradda sida ay soo werisay wakaalada wararka Reuters oo soo xiganeysay shirkadda diyaaradhga dalka […]

Continue Reading

War murtiyeed laga soo saarayo wada hadalada u socda Madaxweynayaasha Somalia iyo Kenya

War murtiyeed laga soo saarayo wada hadalada u socda Madaxweynayaasha Somalia iyo Kenya

| June 8, 2016 | 0 Comments

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya ayaa maanta mar kale ku kulmaya xarunta Madaxtooyada ee magaalada Nairobi, iyadoo kulankooda maanta laga soo saari doono war murtiyeed ku saabsan wada hadaladooda iyo wixii ay isla gaareen. Labada Madaxweyne ayaa shalay isla gartay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin xiriirka labada dal, xoojinta dhinaca iskaashiga, Ammaanka iyo […]

Continue Reading

Xildhibaan Maxamed Cabdi Yuusuf: ” Dhammaan Ciidamada AMISOM sharci darro ayey ku joogaan dalka

Xildhibaan Maxamed Cabdi Yuusuf: ” Dhammaan Ciidamada AMISOM sharci darro ayey ku joogaan dalka

| June 8, 2016 | 0 Comments

  -Xildhibaan Maxamed Cabdi Yuusuf oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ka hadlayay sharci la horkeenay Baarlamaanka oo la xiriira Ciidamo Gurmad ah oo ay yeelanayaan dalalka Bariga Africa ayaa sheegay in Heshiiskaas aysan  xilligaan gali Karin Soomaaliya. Mudane Maxamed Cabdi Yuusuf ayaa cuskaday in Soomaliya aysan haatan la itaal ahayn dalalka heshiiskaan ka […]

Continue Reading

Madaxweynaha Uganda oo xaaskiisa u magacaabay Wasiirka Waxbarashada iyo Isboortiga

Madaxweynaha Uganda oo xaaskiisa u magacaabay Wasiirka Waxbarashada iyo Isboortiga

| June 8, 2016 | 0 Comments

Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirada oo ka kooban 80 Wasiir, iyadoo isku shaandheyn kooban ku sameeyay qaar ka mid ah Wasiiradii hore. Yoweri Museveni ayaa Wasiirka Waxbarashada iyo Isboortiga u magacaabay xaaskiisa Janet Museveni, waxaana arrintan ay noqotay mid hadal heyn badan dhalisay. Janet ayaa Wasaaradda loo dhiibay ee Waxbarashada iyo Isboortiga […]

Continue Reading

Ciidamada Ethiopia oo dad ku laayay Somaliland & Dhimashada oo 50 ku dhow

Ciidamada Ethiopia oo dad ku laayay Somaliland & Dhimashada oo 50 ku dhow

| June 7, 2016 | 0 Comments

Ciidamadda itoobiya iyo kuwa ismaamulka Soomaalida ee Liyuu Boolis ayaa lagu soo waramayaa in dad gaaraya 43-ruux ay ku dileen tuuladda Jaamac Dubad oo ka tirsan Gobolka Togdheer ee Maamulka Somaliland. Ciidamadda itoobiya ayaa laayay dadkaasi soomaalida oo isugu jiray caruur iyo haween kadib markii dabley hubeysan oo aan la aqoonsan heybtooda ay rasaas ku fureen […]

Continue Reading

Erdogan iyo Cabdalla oo ka Qeybgalaya Aaska Kalaay

Erdogan iyo Cabdalla oo ka Qeybgalaya Aaska Kalaay

| June 7, 2016 | 0 Comments

Madaxweynaha Turkey Reccep Tayyip Erdogan iyo boqorka Jordan Boqor Cabdallah ayaa imanaya dalkan Maraykanka si ay uga qeybgalaan aaaska feeryahankii hore ee Maraykanka Maxamed Ali Kalaay oo toddobaadkii hore dhammaadkii geeriyooday. Afhayeenka qoyska Maxamed Cali Kalaay oo hadalkaas ku dhawaaqay ayaa sheegay in aaska Maxamed uu ka dhici doono magaalada Louisville ee gobolka Kentucky maalinta […]

Continue Reading

11 Qof oo ku Dhintay Qarax ka Dhacay Istanbul

11 Qof oo ku Dhintay Qarax ka Dhacay Istanbul

| June 7, 2016 | 0 Comments

11 qof oo ay ku jiraan toddoba sarkaal oo booliis ah ayaa lagu dilay 36 kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax maanta ka dhacay bartamaha magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, sida uu xaqiijiyey barsaabka Istanbul. Babauur walxaha qarxa laga soo buuxiyey ayaa qarxay xilli uu dhiinac marayey bas ay ka buuxaan saraakiil booliis. Baabuurta gargaarka […]

Continue Reading

Magaalada Baladweyne oo laga xusay maalinta ciidanka qaranka Jabuuti

Magaalada Baladweyne oo laga xusay maalinta ciidanka qaranka Jabuuti

| June 7, 2016 | 0 Comments

Maalinimadii shalay waxaa magaalada Baladweyne oo ay ku sugan yihiin ciidamada “Hiil Walaal” ee Jabuuti laga xusay maalinta ciidanka qaranka dalka Jabuuti. Munaasabadaan ayaa aheyd 39-guuradii kasoo wareegatay markii la aas-aasay ciidanka qaranka Jabuuti, waxaana ka weyb galay xuskaasi saraakiil isugu jirta Soomaali iyo Jabuutiyaan. Saraakiisha Jabuuti ee ka qeyb gashay xuska ayaa waxaa ka […]

Continue Reading

Yaxaas dad ku weeraray Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan

Yaxaas dad ku weeraray Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan

| June 7, 2016 | 0 Comments

Wararka laga helayo degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Yaxaas uu weerar ku qaaday dad fara ku tiris ah oo ku sugan Xaafado ay ku soo jabeen Fatahaad uu Webiga Shabelle ka sameeyay gudaha degmadaasi. Degmada jalalaqsi oo inta badan ay ka barakaceen dadkii ku dhaqnaa kadib markii saameyn xoogan uu ku yeeshay […]

Continue Reading

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya oo goor dhow kulmay

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya oo goor dhow kulmay

| June 7, 2016 | 0 Comments

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Kenya Uhuru Muigai Kenyatta ayaa maanta kulan saacado badan qaatay ku yeeshay Xarunta Madaxtooyada Kenya ee magaalada Nairobi. Labada Madaxweyne ayaa isla gorfeeyay arrimaha qaxootiga Soomaalida ee ku dhaqan Kenya, arrimaha amniga, iskaashiga dhaqaalaha, isku socodka shacabka labada dal, arrimaha gobolka iyo caalamka. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa […]

Continue Reading