banner adbanner ad

Latest News

Al-Shabaab oo degmada Jilib ku toogatay Kenyan ay ku eedeeyeen inay basaas ahaayeen

Al-Shabaab oo degmada Jilib ku toogatay Kenyan ay ku eedeeyeen inay basaas ahaayeen

| June 11, 2016 | 0 Comments

  Xarakada Al-Shabaab ayaa degmada Jilib ee gobolka Jubadda Dhexe ku toogatay Labo nin Kenyan ahaa, kuwaasoo ay ku eedeeyeen inay basaas u ahaayeen Sirdoonada reer galbeedka iyo kuwa Kenya. Raggan ayaa lagu toogtay fagaare ku yaala Jilib, waxaana lagu kala magacaabi jiray Jared Mokae Omambia oo 31 sano jir ah iyo Cabdullaahi abdulmajid Faraj oo 22 […]

Continue Reading

Baarlamaanka oo meel mariyay Sharciga Maxkamadda Dastuurka ee dalka

Baarlamaanka oo meel mariyay Sharciga Maxkamadda Dastuurka ee dalka

| June 11, 2016 | 0 Comments

    Mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxa ay u codeeyeen Sharciga lagu dhisayo Maxkamadda Dastuurka ee dalka iyo mudada waqtigooda uu egyahay Guddiga Xuduudaha iyo Federaalka ee Madaxa banaan. Markii ay Xildhibaanada ay u codeeyeen ajandayaashaasi ayaa waxaa natiijada ku dhawaaqay Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari. Mudane Jawaari ayaa ku […]

Continue Reading

Madaxweynaha iyo Madaxa UNCHR oo ka wadahadley xaaladda qaxootiga Soomaalida iyo barakaceyaasha “SAWIRRO”

Madaxweynaha iyo Madaxa UNCHR oo ka wadahadley xaaladda qaxootiga Soomaalida iyo barakaceyaasha “SAWIRRO”

| June 11, 2016 | 0 Comments

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Xarunta Madaxtooyada kulan kula yeeshay Madaxa Laanta Qaramada Midoobay ee Qaxootiga (UNHCR), Mr Filippo Grandi. Madaxweynaha iyo madaxa UNHCR ayaa ka wadahadley xaaladda qaxootiga Soomaalida ee ku nool Kenya iyo barnaamijka la xiriira dib u soo celintooda, qaxootiga Soomaalida ee ka soo laabanaya Yemen, qaxootiga reer […]

Continue Reading

Hogaanka Amisom oo ka war bixiyay weerarkii Al Shabaab ee Halgan

Hogaanka Amisom oo ka war bixiyay weerarkii Al Shabaab ee Halgan

| June 9, 2016 | 0 Comments

Taliska Ciidamada AMISOM ee ku sugan dalka Soomaaliya ayaa ka hadlay weerar isugu jiray ismiidaaminta iyo weerarka tooska ah oo saakay dagaalyahano katirsan ururka Al-Shabaab ay ku qaadeen Saldhig ay Ciidamada Itoobiyaanku ay ku leeyihiin deegaanka Halgan ee gobolka Hiiraan. War qoraal ah oo Barta Twitter-ka ee AMISOM lagu baahiyay ayaa lagu sheegay in Ciidamada […]

Continue Reading

Kulanka Golaha Wasiirada oo looga hadlay qorshaha sugida Amniga ee Bisha Ramadaan

Kulanka Golaha Wasiirada oo looga hadlay qorshaha sugida Amniga ee Bisha Ramadaan

| June 9, 2016 | 0 Comments

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, iyadoo looga hadlay qodobo kala duwan oo u badnaa, warbixino laga dhegeystay Wasaaradda Amniga Gudaha oo soo bandhigtay qorshaha Bisha Ramadan ee Sugidda Amniga Caasimadda. Wasiirka Amniga Gudaha Mudane C/risaaq Cumar Maxamed ayaa Golaha warbixin ka siiyey qorshaha lagu sugayo inta lagu […]

Continue Reading

Wasiir Diini “120 ka tirsan Al-Shabaab ayaa lagu dilay Weerarkii Halgan”

Wasiir Diini “120 ka tirsan Al-Shabaab ayaa lagu dilay Weerarkii Halgan”

| June 9, 2016 | 0 Comments

  Wasiirrada Gaashaandhigga iyo Amniga Gudaha oo shir Jaraa’id qabtay  kadib weerarkii khasaaraha badan ka soo gaaray kooxda Al-shabaab ee ka dhacay deegaanka Halgan ee gobolka Hiiraan, ayaa ka warbixiyay sidii ay wax u dhaceen iyo khasaaraha ka dhashay weerarkaasi. Wasiirka Amniga Gudaha Mudane C/risaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay weerarkii fashilmay ee saakay subixii hore […]

Continue Reading

SAWIRO:- Madaxweyne Erdoğan oo Isbitaalada ku booqday dadkii ku dhaawacmay qaraxii Istanbul

SAWIRO:- Madaxweyne Erdoğan oo Isbitaalada ku booqday dadkii ku dhaawacmay qaraxii Istanbul

| June 8, 2016 | 0 Comments

Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan, ayaa isbitaalka ku booqday dadkii ku dhaawacmay qaraxii shalay ka dhacay Magaalada Istanbul isagoo mid mid u gacanqaaday dhibanayaasha oo rayid u badana, waxaana uu u rajeeyay in Allaha uu bogsiiyo. Erdogan oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Istanbul, ayaa sheegay in Turkigu uu sii wadi doono dagaalka ka dhanka ah […]

Continue Reading

Diyaaradda EgyptAir oo si deg deg ah looga dejiyay Uzbekistan kadib markii looga shakiyay in bom uu saaran yahay

Diyaaradda EgyptAir oo si deg deg ah looga dejiyay Uzbekistan kadib markii looga shakiyay in bom uu saaran yahay

| June 8, 2016 | 0 Comments

    Diyaarad rakaab oo ay leedahay EgyptAir ayaa si degdeg ah u fariistay dalka Uzbekistan iyadoo ku sii jeeday magaalada Beijing ee dalka Shiinaha. Dhammaan rakaabkii saarnaa diyaaradaasi oo gaaraya 118 iyo shaqaale dhan 17 ayaa si degdeg ah looga dejiyay diyaaradda sida ay soo werisay wakaalada wararka Reuters oo soo xiganeysay shirkadda diyaaradhga dalka […]

Continue Reading

War murtiyeed laga soo saarayo wada hadalada u socda Madaxweynayaasha Somalia iyo Kenya

War murtiyeed laga soo saarayo wada hadalada u socda Madaxweynayaasha Somalia iyo Kenya

| June 8, 2016 | 0 Comments

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya ayaa maanta mar kale ku kulmaya xarunta Madaxtooyada ee magaalada Nairobi, iyadoo kulankooda maanta laga soo saari doono war murtiyeed ku saabsan wada hadaladooda iyo wixii ay isla gaareen. Labada Madaxweyne ayaa shalay isla gartay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin xiriirka labada dal, xoojinta dhinaca iskaashiga, Ammaanka iyo […]

Continue Reading

Xildhibaan Maxamed Cabdi Yuusuf: ” Dhammaan Ciidamada AMISOM sharci darro ayey ku joogaan dalka

Xildhibaan Maxamed Cabdi Yuusuf: ” Dhammaan Ciidamada AMISOM sharci darro ayey ku joogaan dalka

| June 8, 2016 | 0 Comments

  -Xildhibaan Maxamed Cabdi Yuusuf oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ka hadlayay sharci la horkeenay Baarlamaanka oo la xiriira Ciidamo Gurmad ah oo ay yeelanayaan dalalka Bariga Africa ayaa sheegay in Heshiiskaas aysan  xilligaan gali Karin Soomaaliya. Mudane Maxamed Cabdi Yuusuf ayaa cuskaday in Soomaliya aysan haatan la itaal ahayn dalalka heshiiskaan ka […]

Continue Reading